haanseysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haanseysan. ld haanseysnaansho.

Lamidka: haanseysan, haanseysnaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haanseysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la haanseeyay ahaansho
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haanseysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld haanseysnaan.

Lamidka: haanseysnaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur