haanyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg haanyoo.

Lamidka: haanyoo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haanyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur