haawin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haawi. ld haawis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haawi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Weel af bannaan dabayl u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hardaf dheer. 2. ld haawin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur