habaarmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg habaaran¹.

habaaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax habaar ku dhacay ahaansho.
  2. Wax habaar ku dhacay noqosho.