habaarqabeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof dhib badan. 2. Qof waalidkii habaaray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0