habar-ariQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Roobka deyrta ugu horreeya. 2. Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
habar-eriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld habar-ari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0