habarjinni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur