habciye

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Dawooyin yareeya shaqada qaybaha jirka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur