habdarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nidaamdarro.Lamidka: NidaamdarroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nidaamdarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hab iyo hannaan la raaco la'aan. ld nadaamdarro, nadaam-la'aan, nidaam-la'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0