habdhaqaaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) eeg isle'egta socodka. Qaybta mekaanikada ee la xiriirta socodka walxaha, taas oo aan lagu tixgelinin xoogaggii dhaliyey socodkaasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

