habdhis-dareen-wade
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dayaal, m.l)
Macnaha:
- (baay.) Habdhiska unugyada iyo nudaha xayawaannada unugyo badanleyda ahi ay ugu kala gudbiyaan wararka unugyada dareenka iyo organnada dhaqdhaqaaqa, sida, muruqyada iyo qanjidhada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

