habdhis-tiro-labaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Habdhis tiro oo ku salaysan sal laba godadka 0 iyo 1 oo keliya ayaa la adeegsadaa, halka habdhiska tobanle lagu adeegsado toban god. Godadka waxa ay u taaganyihiin koowaad, labaadyo, afraadyo, siddedaadyo, toban iyo lixaadyo iwm; halka habdhiska tobanle ay u taaganyihiin koowaadyo, tobnaadyo, boqollaadyo iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur