habdhiska dareen-iswada
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

