habeeno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Iin araggu yeesho oo si fiican habeenkii aan wax loo arag. ld habeeniso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

habeeniso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg habeeno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur