habidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hab4.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
habQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.(nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.Habsiin.1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho. 2. (f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0