habroorid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg habroor².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

habroor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld habroorid.
  2. Ilmo macluul ah abaydiminta aan ku habaysnayn darteed ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur