habsamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg habsan. ld habsamaansho, habsami.

habsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-amaa, -amayd)

Macnaha:

  1. Wax si fiican loo farsameeyey ahaansho.

habsamaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld habsamaan.

habsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.