habso
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.
- 1. Si aan habsamayn u fariisasho. 2. Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn. Tus. “Abaar baa dalka ku habsatay”.

