hadaadun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumid.
  2. Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadaadumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hadaadun². ld hadaadun¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur