haddidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid

haddid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haddidid.
  2. Cid cabsi gelin. ld handad².

haddidaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.

handad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. . 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
  2. 1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid. 3. (f.mg) Qof hurda nixid.

handadaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.

handadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.