hadeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. 1. Qof dhintay quraan u akhrin. 2. Digsi dabool saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur