hadoodilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hadoodil². ld hadoodil¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hadoodilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.Wax har u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0