haduuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld huduf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

huduf

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Kalluun yaryar; sardiin. ld haduuf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur