hafeefasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hafeefo.

hafeefo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. Jir gubtey xanuun ka dareemid.