hagaasin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hagaasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hagaasi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur