hagabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hagabso. ld hagabsad, hagabsi, hakabsad, hakab-sasho, hakabsi.

hagabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Aragti yari awgeed tartiib u socosho. 2. Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.

hagabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hagabsasho.

hagabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hagabsasho.

hakabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hagabsasho.

hakabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hagabsasho.