hagagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hagag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hagag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
  2. Wax laysku ogaa inkirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur