hagarbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto. 2. ld hagarbixid.Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hagarbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hagarbax². ld hagarbax¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0