hagarbey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Hanti la siiyo cid wax dhexdhexaadisey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur