hagardaamayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hagardaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hagardaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay,-maysay)

Macnaha:

  1. Cid hagardaamo ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur