hagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hag. ld hagis.

hag

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.
  2. Qof indho la'hoggaamin.

hagis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hagid.