hagnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hagan. ld hagnaansho.

hagan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Wax la hagay ahaansho (awr).

hagnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hagnaan.