hagoog
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-go, m.l)
Macnaha:
- 1. Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo. 2. Sida marada hagoogta ah loo xirto. 3. Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
- 1. Wax dedid. 2. Meel har u yeelid.

