hal-adaygQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hal-adkaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hal-adayg, hal-adkaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00