Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg halaagan¹. ld halligmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.
Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur