halaaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld halaag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.
  2. Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur