halaalac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
  2. Wax dhalaal badan bixin.

dhaldhalaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.
  2. Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn yeelasho (wax).