halaammacoodi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.

halaammacee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)

Macnaha:

  1. ld halaammacoodi.