halaanhalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halaanhali. ld halaanhalis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halaanhali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1.Hawl si degdeg ah u qabasho. 2.Halaanhal tirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halaanhalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halaanhalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur