halaaqood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg halaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halaaqoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Hurdo ama daal awgood af la kala qaadid; hamaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur