halacsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halacsan. ld halacsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la halciyay ahaansho (hilib).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
halacsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld halacsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0