halalacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld halalicid.H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.Wax dhaldhalaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halalicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:egg halalac³. ld halalac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0