haldhaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Macnaha:

  1. Gorayada keeda lab.