haljalafle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Goosashada neef waddo ku socda siiba geela, uu geedaha jidka-dhinaciisa ku yaal hadba laan ka goosto. ld haljafle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haljafle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haljalafle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur