halmaansiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halmaansii. ld halmaansiis, hilmaansiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halmaansii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof wax illoowsiin. ld hilmaansii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halmaansiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halmaansiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hilmaansiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld halmaansiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur