halojiin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

