haloodi

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld haloosi¹.

haloosi

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: jid weyn oo aan lahayn dhagxan, geedo, godad iwm. ld haloodi.
  2. 1. Dad badan hees wada qaadid. 2. Ku h.: wax jid weyn, toosan oo aan dhib lahayn marin.