halwac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo dilo.