halwasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halwo. ld halwad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halwo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-waday, -watay)

Macnaha:

  1. Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halwad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halwasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur