hambaabir

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baraarugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baraarug³. ld baraarug¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur